19 May 2007 04:21

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News](ION/Xiddigta Benadir) Family Fueds Within Salad Entourage
  • Posted by/on:[AMJ][Sunday, January 7, 2001]

THE INDIAN OCEAN NEWSLETTER #932 - 06/01/01  
 
The interim Somalian government's defence minister, Abdullahi Musse
(a.k.a. King Kong) (Mejertein), has jumped to the support of Harti (mostly
Mejertein, Dulbahante and Warsangeli) elders who opposed the interim
head of state Abdi Qassem Salad Hassan over the situation in Kisimayo.
 
The Harti dignitaries this week reproached Salad Hassan's government
for having despatched a cargo of humanitarian food aid supplied by Qatar
and also ammunition to his allies controlling the port of Kisimayo in southern
Somalia, whose legitimity they do not recognize.
 
The forces which chased out general Mohamed Said Hersi (a.k.a. Morgan)
from Kisimayo in June 1998 were mainly made up Marehan (commanded by
Omar Hadji Masaleh, who is a member of the interim assembly since the
reconciliation conference in Arta, in Djibouti)and more especially of Ayr
(the principal Habr Gedir sub-clan) militia led by an Ayr-Absiye officer of the
same sub-clan as Salad Hassan. These are the two groups which have just
benefitted from assistance from the interim Somalian government.
 
But the Harti clans have always contested their occupation of Kisimayo
because they consider that neither the Ayr nor the Marehan traditionally lived
in Kisimayo and that therefore these sub-clans cannot claim to hold power there.
 
This problem had not been worked out amicably at the Arta reconciliation
conference last May and has now come to the surface again. The Harti elders in
fact see the aid granted by the interim government to the militia holding Kisimayo
as support for two clans which are particularly close to Salad Hassan: the Ayr,
because they represent his sole military force, and the Marehan because it was
thanks to them that he was a government minister for 21 years in the regime of
the late president Siad Barre.
 
Copyright 2000 Indigo Publications .
 

____________________________________________________________________________________
 
 

Sabti    6-da  Janaayo  2001.   XIDDIGTA BANAADIR   Cad. 597-aad   San. 6-aad    Bogga  3-aad

 

Dacwad ku saab…

Muqdisho: [Xiddigta Banaadir]

Dacwad ku saabsan xaaladda J/hoose ayaa xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo dowladda KMG ah ay gaarsiiyeen Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan.

Dacwadaas ayaa la sheegay inay soo baxday kaddib markii la xaqiijiyay inay dowladdu magaalada Kismaayo u dirtay taageero Milateri iyadoo ay halkaas ku sugan yihiin Isbaheysi magaaladaas qabsaday.

   Wararku waxay sheegayaan in da-cwadu quseyso Dr. C/qaasim lafti-isa oo aan wax jawaab ah laga helin tan iyo intii ay arrintaas soo baxday.

 ____________________________________________________________________________________

Abaabul loogu…

Xaaladda gobolka J/hoose ayaa la sheegay inay ka sii dareyso iyadoo gobolkaas ay wada joogaan xoogag iska soo horjeeda tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay Kismaayo tagtay taakuleyn ka timid dhinaca dowladda KMG ah.

Isbaheysiga heysta magaalada Kismaayo ayaa sii xoojiyay gac-an ku heyntiisa iyadoo dhinaca kale ay wararku sheegayaan inuu socdo abaabul ay ku doonayaan dib u hanashada magaaladaas.

Shirar looga hadlayo arrintaas ayaa ka kala socda magaalooyinka Muqdisho iyo Garowe iyadoo magaalada Muqdisho ay dhowaan ka anbabaxeen sarkiil ka tirsan Isbaheysiga heysta Kismaayo, halka magaalada Garowe ay shir ku leeyihiin wax-garad ka tirsan gobolada Gedo iyo J/hoose.

_____________________________________________________________________________________
 

Saddex beelood…

Beelaha Jidle, Dagoodiye iyo Wadalaan ayaa qoraal ay soo saareen ku cadeeyay inay taageeradii kala noqdeen dowladda KMG ah ee Dr. C/qaasim.

Saddexda beelood oo faahfaahin ka bixiyay shirkii Carta waxay ku sheegeen qoraalkooda in ballanqaad uu u sameeyay C/qaasim oo ahaa inuu xubno ka siinayo golaha Wasiirada maadaama la duudsiiyay xubnihii ay ku lahaayeen Baarlamaanka uu jebiyay, iyagoo caddeeyay in dowladda KMG ah ay tahay shirqool iyo masiibo hor leh kuna baaqay in la qabto shirweyne Qaran, waxaana xubnihii saxiixay ka mida: Xaashi Shakuul Cusmaan, Liibaan Sheekh C/llaahi, Maxamed Qorane iyadoo uu shirka goob joog ka ahaa Suldaan Sheekh Maxamed, Cabdi Isaaq.


[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:09 AM. Webmaster HomePage